Information for Community and Investigation

QAABKEE LOO ADKEEYAA FACEBOOK SI AAN LOO JABSAN?

On 9/1/2018 (IST)

Shabakada SolaPortal waxay idin soo bandhigeysaa qaabka ugu fudud ee looga hortago jabsiga Facebook, waxaa baraha bulshada ku soo batay jebinta Social media oo Facebook ugu horeeyo, tusaale ahaan maalintii waxaa laga yaabaa in dhowr jeer aad ka soo kala geshid Computerkaga guriga yaala, laptopka, telefoonka gacanta ama Computerka shaqada oo laga yaabo mararka qaarkood in aad ilowdid oo aadan oran LOGOUT,qaabka iyo sawirada la socda qoraalka hadii aad raacdid waxaa hubaal ah in aad ka hortegi kartid jabsiga ama la wareegida FACEBOOK.

 

1- PASSWORD ADAG KU XIR

 

 

2- XAQIIJINTA TELEFOONKA GACANTA "MOBILE NUMBER"

Adkeynta ugu muhiimsan ee Facebook waa adigoo ku xira Telefoonka gacanta ama Mobile Phone, telefoonka gacanta oo lagu xiro waxay kaa caawineysaa hadii aad ilowdid PASSWORDKA. FACEBOOK wuxuu si fariin ama message ah kuugu soo dirayaa PASSWORD cusub ama fariin.

Si aad u isticmaashid raac sawirka hoose:

 

 

 

Iminka telefoonkaaga gacanta wuu ku diiwaan gashan yahay FACEBOOK,hadii aad ilowdid PASSWORDKA ama lagaa JABSADO si fudud ayaad ku soo celin kartaa.

3-TWO FACTOR AUTHENTICATION ENABLE "adkeynta ugu muhiimsan"

 

4- MEEL AAN LA OGAYN HADII LAGA SOO GALO "Get alerts about unrecognized logins"

Sida keliya ee lagu ogaan karo in FACEBUUGAAGA la doonayo in la jebiyo waa FARIIN DEG-DEG ah ama ALERT kuu soo dhacda hadii laysku dayo in laga soo galo meel ama Computer/Mobile aan la aqoon.

 

5- HADII AAD KA SHAKISID IN FACEBOOK LAGULA ISTICMAALAYO.

6- HADII FACEBOOK PASSWORD AAD ILOWDID AMA LAGAA JABSADO,WAXAA SI FUDUD KUUGU SOO CELIN KARA ASXAABTAADA.

 

7- QAABKEE SI KUMEEL GAAR AH LOO XIRAA FACEBOOK?

 

 

 

 8- MACLUUMAADKAAGA FACEBOOK OO BUUXA SIDEE LOO HELAA?

 

9- HADII FACEBOOK LAGAA XIRO AMA LAGU DACWEEYO, QAABKEE LOO SOO CELIN KARAA?

 

RIIX LINKIGA HOOSE:

https://www.facebook.com/help/contact/260749603972907

Foomka hoose qaabkan u buuxi, ka dib raaci laba aqoonsi "ID" kala duwan, Facebook waxay eegayaan macluumaadka dhowr maalmood ka dibna way kuu soo furayaan.

 10- ISKA ILAALI LINK LAGUU SOO DIRAY IN AAD FURTID!

Marwalba indhaha ku hay LINKIYADA uu aadayo FACEBUUGA BEEN ABUURKA ah, waayo DESIGNKA wuxuu u egyahay FACEBOOK SAX AH, laakiin sida aad ku aragtaan LINKIGA dusha iyo kan hoose meel kale ayuu ku xirmayaa, waa sida inta badan laysaga JABSADO FACEBOOK.

Hadii adigoo FACEBOOK ku jira LINK aad RIIXDID oo uu ku yiraahdo geli USERNAME iyo PASSWORD waa HACKING ee ha sameyn.

 

SOLAPORTAL YOUTUBE RIIX HALKAN

 

Qore: Abdinasir Ismail "SOLA"

Investigative Journalist

La xiriir: solaportal@gmail.com