Information for Community and Investigation

SABABTA ABDIRIZAK KAMPALA UU GABDHAHA SOMALIYEED SAWIRADOODA U XADO UNA ISTICMAALO OO LA SOO OGAADAY UPDATED 24.12.2015

On 01/12/2015 (IST)

qabABDIRIZAK YUSUF ABDALLA oo ku magac dheer  "ABDIRIZAK KAMPALA" u lacag uga helo wuxuu ku nool yahay magaalada CAPE TOWN ee cariga SOUTH AFRICA,isagoo sidaan hore u sheegnay shaqo ka dhigtay in uu XADO sawiradda gabdhaha SOMALIYEED ee FACEBOOK iyo INTERNETKA,taasoo uu u isticmaalo shabakooyin aad u fara badan ee uu ka sameystay INTERNETKA,sababtuna waa in uu lacag uu ku noolaado kaga sameeyo shirkada GOOGLE ee hadii sawirka la riixo shilimaad u soo dirta.

Isbedel yar ayaa dhacay tan iyo intii shabakada SOLAPORTAL ay qoraalka ka sameeyeen Mr KAMPALA,ugu horeyn wuxuu tir-tiray ama DELETE ka dhigay account uu ku lahaa shabakada REALJOCK.COM,waxaa kale oo jira in walaalkiis oo la yiraahdo AXMED uu u soo diray qoraal WAABSI ah,dad si wanaagsan ula hadlay oo yiri,la hadal walaalkaa si uu waxa uu sameynaayo uga waantoobo, eeg sawiradda hoose:

 

Tan kale aqristayaasha shabakada SOLAPORTAL waxay na soo weydiyeen in ay arkaan ABDIRIZAK KAMPALA oo hadlaya ama Video ah - ka daawo hoos:

 

Hadaba baaritaan waqti dheer socday oo shabakada SOLAPORTAL.COM ay ku sameysay ayaa waxaan ku soo ogaanay in "ABDIRIZAK KAMPALA" arimahan uu ku dhaqmo ay ka timid dhibaatooyin kala duwan oo dhankiisa ah.

Ugu horeyn aan isla eegno ereyada uu u isticmaalo mid ka mid  ah shabakadihhisa oo hadii LINKIGA aad riixdid si fudud kaaga xadaya nooc walba oo BAASWOOR ah sida - FACEBOOK iyo nooc walba oo EMAIL ah,kan ugu daran waa SIRHUFAN oo ah meesha ugu badan ee lacagaha uu ka sameeyo.

 

Qoraalkii hore hadii uu ku dhaafay HALKAN RIIX

 

 

Ereyada iyo sawiradda gabdhaha Soomaliyeed ee ABDIRIZAK KAMPALA uu isla isticmaalo waa sidan! eeg sawirka dusha.

 

1- Digniin: Ha sameyn sadex arimood markay dhamaato ciyaarta sariirta kadib hadii aad sameyso waad fashilantay.

2- Aqriso: Fadlan marka hore kacsi dartii hawada ha galin hadii aadan qaabkaan u qancin karin.

3- Mar dambe ma siigeeysaneysid hadii aad daawatid muuqaalkan "Wuxuu isticmaalay sawir gabar Somali ah iyo Sheekh UMUL"

4- Daawo fadeexad xun gabadh Somali ah oo si live ah ula baashaaleysa nin cadaan ah.

5- Daawo Ragga maxaa ka daciifiyo kacsiga

6- Tan niiko waa dhaaftay ee waa raaxeysi siigo camal ah.

7- Guskaaga sidee ku weynayn kartaa waqti aad u yar

8- Kaalinta cambarka oo ciriiri noqda iyo deg-deg u biya baxa

9- Daawo Video muuqal kan ugu cajiibsan - ha daawan hadaad kacsi dhow dahay

10- Daawo shmaso quruxbadan waxaan helay markii aan guursaday nin biyo badan waana ka nastay ragii qurbaha

 

Eeg sawirka hoose iyo ereyga la socda oo ah - Mar dambe ma siigeeysaneysid hadii aad daawatid muuqaalkan - wuxuu isticmaalay SHEEKHII Somalia ugu weynaa "SHEEKH UMUL" iyo gabar Somali ah oo sawirkeeda uu SOCIAL MEDIA ka soo xaday.

Sidaan hore u sheegnay ABDIRIZAK KAMPALA wuxuu isticmaalaa shabakado aad u tira badan oo arimahan oo keliya ka hadla si uu lacag uga sameeyo - eeg sawirka hoose:

 

EMAILO fara badan ayuu isticmaalaa shaqsigan gabdhihii Somaliyeed dhibaatooyinkan dhaqan xumada ah kula dhaqma, sida kambaala77@gmail.com - wadanigaweb@gmail.com.

Runtii baaritaan dheer aan ku sameynay shaqsigan waan garan waynay,sababta uu u neceb yahay DUMARKA,qaasatan gabdhaha SOMALIYEED oo mar walba sawiradooda intuu xado u isticmaala waxyaabaha aad qoraaladii hore aad ku aragteen ee ka baxsan dhaqanka Islaamka.

Baaritaan dheer ka dib waxaan soo ogaanay arimo runtii SHOCK nagu noqday oo markii dambe xaqiijisay,sababta uu gabdhaha Somaliyeed ay uga nabad geli waayeen.

Waxaa indhaheena ku dhacay shabakada  http://www.warfidis.com/cgi-sys/suspendedpage.cgi oo shirkadii HOST siin jirtay ama u keydin jirtay macluumaadkiisa ay ka xirtay,ka dib markii aan sii daba galnay waxaan helnay EMAIL isaga u qaas ah oo la yiraahdo kampalarizak@hotmail.com. eeg sawirka hoose:

Shabakada warfidis waxaan ka helnay CACHE oo ah haraaga website walba uu kaga tago BROWSER hore looga isticmaalay,taasoo aan ku aragnay shabakad uu ABDIRIZAK KAMPALA iska diiwaan geliyay bishii FEBERAAYO 2015,oo maalintii haday ugu yartahay 10 jeer booqda - shabakadu waa http://www.realjock.com  oo ka diiwaan gashan isla markaana laga leeyahay magaalada CAPE TOWN ee dalka SOUTH AFRICA oo ah meesha uu ku nool yahay ABDIRIZAK YUSUF ABDALLA oo ku magac dheer "ABDIRIZAK KAMPALA".

Shabakada waxaa isticmaala nimanka loo yaqaano GAY ama QANIIS,taasoo ABDIRIZAK KAMPALA uu XUBIN ama MEMBER ka noqday bilowgii sanadkan oo ah xiliga uu diiwaan geliyay inta badan shabakadaha uu gabdhaha Somaliyeed ku fadeexeeyo.eeg sawirka hoose:

 

ABDIRIZAK KAMPALA waa shaqsi sida aan ku aragno ku nool dhib dhanka maskxada ah,waayo qof MUSLIM ah oo ILAAH sharaf iyo karaamo siiyay - ma isticmaali lahayn sawirka SHEEKH UMUL iyo GABAR Somaliyeed,iyadoo ay weheliyaan qoraal runtii aad u fool xun oo aan dhaqanka Somalida lagu aqoon.

KAMPALA hadii aan eegno FACEBUUGIISA waa qof runtii muujinaya in uu yahay shaqsi wanaagsan - eeg sawirka hoose iyo waxa uu doonayo in dadka ay u arkaan:

 

 

ABDIRIZAK YUSUF ABDALLA oo ku magac dheer "ABDIRIZAK KAMPALA"  wuxuu is lahaa LAPTOP isticmaal adoo AFRIKA jooga,cid ku ogaan karta ma leh,quutul yoonkaaga ka saxo,laakiin qofkii GABAR SOMALIYEED oo HOOYO - WALAAL ah sidaa ula dhaqma,waxaa la gudboon oo keliya in aanu INTERNET isticmaalin,sababtuna waa aduunkii oo soo yaraaday adigoo meel walba aad joogtid  lagu soo ogaan karo,eeg sawirka hoose - qoraalkii koowaad ee ABDIRIZAK KAMPALA ay shabakada ka qortay 24- 9 - 2015 oo xiliga qoraalkan la diyaariyay ka soo wareegtay 1 asbuuc,maanta GOOGLE SEARCH iyo magaciisa BAAL DAHAB ah ayuu ka galay.

 

Baaritaan kale ayaa ku socda Mr KAMPALA,wixii ka soo baxa kala socda shabakada SOLAPORTAL.COM

 

Qore: ABDINASIR ISMAIL "SOLA"
 
Professor of Electrical Engineering and Computer Science
 
La xiriir: info@solaportal.com